====== Workshop 01.0 - Hardware Elite 8100-8300 ====== Maanta waxaan: * Magacaw kumbuyuutarkaaga * Baro qaybihiisa kala duwan * Kala fur furi /oo dib isugu xir xiri si dhaqsi ah =====Kumbiyuutarka===== Arag macluumaadka aasaasiga ah ee ku qoran leebalka: * **Soo saaraha**: Hewlett Packard. * **Nooca**: 8100 Elite. * **Qodobka Foomka** (cabbirka): //Qodobka Foomka Yar (Small Form Factor - SFF)// -taasoo la macno ah inay tahay boorso ka yar (muhiimna u ah iibsashada qalab cusub). * **Nooca Kumbiyuutarka**: PC - [[http://simple.wikipedia.org/wiki/Personal_computer|Kumbiyuutarka shaqsiga.]] =====Wax kasta ka hor mari Amaanka (safety first)===== Ka saar fiilada korontada inta aadan furin boorsada. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:119_power_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== * Gali/ka bixi fiilooyinka ku dhagan qeybta wax isku xira (connector), ma aha xadhigga. * Ka digtoonoow kashawiitooyinka mudaca ah/cidhifyada mudaca ah ee qaybaha kala duwan. ==== ==== Qaado nasasho haddii aad ku wareertid. **Had iyo jeer caawinaad waa la heli karaa.** =====Qalabka===== Waxaad u baahan tahay dulqaad, booska kursiga, iyo qalabka: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:118_tools_1920.jpg?nolink&600 |}} * Kaashawiitooyin * Tirtiraa (Wipes) * Buufi oo ku tirtir nadiifiyaha * Tuwaalada warqadda ah * Thermal paste * Nadiifiye (vacuum cleaner)/hawo cufan {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:020_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Dhinaca dibadda ee boorsada (Case Exterior)===== ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:020_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}} Wipe it down and look at what's outside the case. ====Ports/Goddadka/Badhamad==== Meelaha caadi ay iska galaan (//ports// ama //sockets//) way kala duwanaan karaan marka waa inaan si sax ah iskugu xidhno: ===Korontada=== Meesha saddexda godee korontada ee fiilada korontada la galiyo ee Unugga Korontada Bixiyo (Power Supply Unit - PSU). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_psu.jpg?nolink&600 |}} === USB === [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Universal_Serial_Bus|Universal Serial Bus]] (USB) duleelada la galiyo aaladaha USB. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_usb.jpg?nolink&600 |}} ===Fiidiyoow=== Ku xidh shaashada kumbiyuutarka/TV-yada [[https://simple.wikipedia.org/wiki/VGA_connector|Video Graphics Array]] (VGA) Ports: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_vga.jpg?nolink&600 |}} ama fiilooyinka gadaal la isaga xiro Display Ports: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_display_port.jpg?nolink&600 |}} === Ethernet === An [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Ethernet|ethernet port]] wuxuu isticmaalaa fiilo wax isku xiriirisa si laisugu xiro shabakada/internetka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_ethernet.jpg?nolink&600 |}} ===Maqal (Audio)=== Godadka maqalka waxaa la galiyaa fiilooyinka maqalka/jacks: * Buluug = meesha maqalku galo (mikrafoon, iwm) * Guduud = meesha maqalku ka baxo ( sameecadaha dhagaha, sameecadaha caadiga ah, iwm) {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_audio.jpg?nolink&600 |}} ===Qaybaha muhiimka ah/dhaxal galka ah=== PS/2 ports waxay ku xidhmaan kiiboodh/mice-kii hore: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_ps2.jpg?nolink&600 |}} Serial ports waxay ku xidhmaan aaladaha qalabyadii hore: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_serial.jpg?nolink&600 |}} =====Boorsada gudaheeda===== Meel fidsan dhig kombayutarka oo usoo jeedi dhinacaaga. Fur boorsada leh daboolka dambe. U isticmaal furka weel ahaan si aad qaybaha wadajir ugu xerayso. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:019_case_open_1920.jpg?nolink&600 |}} ====Sii daynta maayada taagan==== Taabo bir dheer si aad uga saarto wixii maayad ah ka hor inta aadan taaban sheeyo, gariirka maayada ayaa wax yeelli kara qalabku wuxuu ka kooban yahay. ====Nadiifi==== Ka nadiifi busta ku wareegsan hawo mareenka/faananka ka imanaya dibada faaruq/hawo la cadaadiyey. Ka taxadar - waxna ku dhufan qaybaha qalabka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:022_front_vent_vacuum_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka dib nadiifi gudaha: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:023_inside_case_vacuum_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ku nadiifi boorsada gudaheeda maro. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:024_inside_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Qaybaha===== Aan aqoonsano qaybaha gudaha ah: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down.jpg?nolink&600 |}} ====Unug Bixiya Koronto==== Unug Bixiye Koronto (PSU): wuxuu u bedelaa korontadaada ka imanaysa [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Volt#Common_voltages|xaruntaada]] danabyo (240 volts), kuwaas oo aad u yaryar oo ah danabyaalka kumbuyuutarkaaga. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_psu.jpg?nolink&600 |}} Waxay hayn kartaa danabyo aad khatar u ah xataa marka la damiyo/laga saaro dabka. Weligaa ha kala furfurin! {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:psulabel.jpg?nolink&600 |}} ====Motherboard-ka (maskaxda kumbuyuutarka)==== [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Motherboard|maskaxda kumbuyuutarku]]: waxay u ogolaataa in qaybuhu wada xiriiraan. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_motherboard.jpg?nolink&600 |}} ====Hard Drive==== Hard drive ([[https://simple.wikipedia.org/wiki/Hard_disk|hard disk]]): waxay joogto u kaydiyaan //macluumaad// (sida faylalkaaga oo kale). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_hard_drive.jpg?nolink&600 |}} ====DVD Drive==== DVD drive: wuxuu akhriyaa/qoraa [[https://simple.wikipedia.org/wiki/DVD|Kaydiyaha qoraalka rogrogma]] (DVDs). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_dvd.jpg?nolink&600 |}} ====Boosaska fidida ee PCI==== Rakib kaararka si aad ugu dartid habab siyaada ah oo shaqaynaya sida [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Video_card|kaararka fidiyowga]]. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_pci.jpg?nolink&600 |}} ====Aalad kaydisa macluumaad si loogu sameeyo barnaamijo (RAM)==== [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Video_card|RAM]]: wuxuu kaydiyaa macluumaad loo isticmaalo in barnaamijyo lagu sameeyo. Macluumaadka ku jira RAM-ka wuu tir tirmaa marka computer-kaaga la damiyo. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_ram.jpg?nolink&600 |}} ====Unuga Xarunta Dhexe ee Habaynta (CPU) Heatsink==== CPU: 'maskaxda' kumbuyuutarkaaga. Heatsink wuxuu isu dheelitiraa xaallada heerkulka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_cpu.jpg?nolink&600 |}} ====Marawaxada CPU-ga==== Marawaxada CPU-ga: waxay ku jiheeysa hawada CPU-ga/Heatsink. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_cpu_fan.jpg?nolink&600 |}} ====Batteriga==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_battery.jpg?nolink&600 |}} ====Fiilooyinka==== Fiilooyinka korontada: waxay ka soo qaadaan koronto PSU-ga waxayna u gudbiyaan qaybaha. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_power_cables.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Fiilooyinka SATA ee Macluumaadka: waxay u kala qaadaan macluumaadka qaybaha kumbuyuutarka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_sata_cables.jpg?nolink&600 |}} ======Kala-furfurida====== Ka hor inta aynaan kala furfurin, sawir ka qaad qaybaha aalladaha tix-raac ahaan. ==== ==== Taababka cagaarka ah/qabashadu waxay kaa caawintaa saarista badanaa qaybaha aallad la'aan. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:026_psu_flip_up_1920.jpg?nolink&600 |}} =====DVD Drive===== Gedi PSU-ga si boos loo baneeyo. DVD drive meel banaan si markaas si sahlan loogu isticmaalo. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:026_psu_flip_up_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Soo jiid barta cagaaran ee midigta ku taal - bay-gu wuxuu lulmaa kor. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:027_dvd_tab_lift_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka saar korontada/fiiloyinka macluumaadka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:028_dvd_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka fur hagaha fiilada oo madax banay fiilooyinka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:029_dvd_cable_clip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:030_dvd_cpu_cable_clip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka saar korontada fiilada SATA-da motherboard-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:031_dvd_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Hoos u riix meesha DVD drive ka la galiyo, ka dibna qabo batanka cagaaran oo bidixda ah. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:032_dvd_tab_push_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Horay ugu riix, korna u soo saar si aad uga saarto meeshuu saaran yahay. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:033_dvd_push_forward_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:034_dvd_pull_out_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Sumada wadida waxaa ku yaal macluumaad caawimaya bedelida/cusboonaysiinta wadista. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:035_dvd_label_1920.jpg?nolink&600 |}} ===== Hard Drive ===== Ka saar korontada iyo fiilooyinka SATA kaydiyaha macluumaadka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:036_hard_drive_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Hoos u riix cagaarka ku yaalla dhinaca bidix goobta kaydinta macluumaadka. Horay ugu riix kaydiyaha macluumaadka (Hard drive). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:037_hard_drive_pull_forward_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Si toos ah kor ugu qaad oo dibada u saar. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:038_hard_drive_lift_up_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka banee fiilooyinka tusaha fiilada. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:039_hard_drive_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Korontada ka saar fiilada SATA ee motherboard-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:040_hard_drive_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Sumada wadida waxaa ku yaal macluumaad caawimaya bedelida/cusboonaysiinta wadista. =====PSU===== Ka saar fiilada korontada siinaysa motherboard-ka. *Isku xirayaashu waxay leeyihiin isku-keenayaal- isku soo riix si tartiibana u soo saar. ==== ==== Fiilada hore waxay siisaa koronto CPU: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:041_psu_cpu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Kan kale wuxuu awoodgeliyaa qaybaha badankood: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:044_psu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Midka leh isku xirayaasha madow wuxuu ku xiraa motherboard kan kaydiya. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:045_psu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Banay fiilooyinka, ka dibna janjeeri PSU-ga oo qaad isla markiiba. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:046_psu_lift_out_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Sumadu waxay ka kooban tahay: * Maayada gelaysa * Maadayaha ka baxeysa * Inta ugu badan (oo watts ah) =====RAM==== RAM-ka waxaa haya tabs (ama xajiyayaal) gudaha motherboard-ka ku yaalla. ==== ==== Aad u riix tabs-ka dhinac walba ee qoriga ugu horreeya RAM-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:048_ram_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Banaanka u soo saar. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:049_ram_lift_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ha taaban qaybta dahabiga ah oo RAM-ka, maadaama unugyada maqaarka/dhididku keeni karaan [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Corrosion|daxal]] {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:050_ram_edges_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ha taaban jibabka (chips) xasuusta. [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Static_electricity|Bixida korontada aan qulqulayn]] ayaa sahal u dhaawici karta ama burburin karta. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:051_ram_label_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Si taxadaran u dhig RAM-ka kuna celi mar labaad. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:053_ram_label_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Calaamadu waxay ka kooban tahay macluumaad caawimaya bedelida/kor u qaadida RAM-kaaga. RAM wuxuu leeyahay **magac qaybeed ** (ku dulqoran xaashi) aad uga baahan doonto si aad u dhinac dhigto **mustawaha magaceeda** (Sida RAM loo gaday) si loo bedelo/cusboonaysiiyo. ==== ==== Noocyada RAM-ka guud: ^ Magaca caadiga ah | | | | | DDR3-800D | PC3-6400 | DDR3-1600G* | PC3-12800 | | DDR3-800E | | DDR3-1600H | | | DDR3-1066E | PC3-8500 | DDR3-1600J | | | DDR3-1066F | | DDR3-1600K | | | DDR3-1066G | | DDR3-1866J* | PC3-14900 | | DDR3-1333F* | PC3-10600 | DDR3-1866K | | | DDR3-1333G | | DDR3-1866L | | | DDR3-1333H | | DDR3-1866M* | | | DDR3-1333J* | | DDR3-2133K* | PC3-17000 | | | | DDR3-2133L | | | | | DDR3-2133M | | | | | DDR3-2133N* | | =====Wajiga Hore===== Ka saar wajiga hore oo uu ku yaal batoonka laga daaro korontada. ==== ==== Qaad saddexda tabs oo kore: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:054_front_panel_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Oo ka saar. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:097_front_panel_replace_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Marawaxada Hore===== Marka hore ka saar balaastiga madow ee hawada haga. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:055_cpu_fan_guide_remove_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Afarta tabs oo ku xiran marawaxada chassis. Tuuji labada tabs ee kore: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:056_cpu_fan_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka dibna riix labada batoon ee tabs-ka. Haddaad dhibaato qabto, isticmaal wadaha madaxiisu siman yahay. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:057_cpu_fan_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka saar marawaxada korontada fiilada meesha dabku ka yimaado. Nadiifi haddii loo baahdo. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:058_psu_fan_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Motherboard-ka/saxanka-kululaynta===== Korontada ka saar xargaha korontada ee kugu xiraya qaybta hore. Waxay ku xirmaan madaxyada ku yaalla motherboard ka (qaybta hoose oo bidixda ah). Marka hore madaxa korontada: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:059_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== ka dibna madaxa hore ee USB-ga: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:060_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== madaxa maqalka ee hore: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:061_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== madaxa hadalka: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:062_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== iyo carqaladaynta daarista. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:064_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ka saar afarta bool iyada oo la hubinayo madaxa motherboard ka. U dhaaf afarta bool ee ku wareegsan CPU-ga hadda. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:065_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}} {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== **Markaad ka-saarayso kulayliyaha ha taaban aalllada dhegdhega leh oo kulayliyaha dushiisa/CPU.** Kulaylkaan cajiinta wuxuu wanaajiyaa gudbinta kulaylka ee u dhexeeya aalladahaan. ==== ==== Saxanka kulaylinta waxaa xejiya cadaadiska afar bool. Ka fur boolasha: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Kor uga saar kulayliyaha: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:067_cpu_heatsink_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Si taxadar leh u foorari si aad uga fogaato dhuuqida cajiinta. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:068_heatsink_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Motherboard-ka waxaa loo saari karaa keliya xagal mucayin ah. Si taxadar leh usii wad. ==== ==== Ka soo qaad motherboard-ka dhinaca hore, ka dibna horay ugu janjeeri si tartiiba si aad xanibaada uga qaado godadka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:069_mboard_slide_forward_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Kor u qaad oo leexi si aad uga banayso boorsada. Dhig meel aan waxba oolin. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:070_mboard_tilt_up_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Hel astaamaha: * Isku-xirka PSU-ga * Isku-xirayaasha qaybta hore * Isku-xirayaasha USB iyo SATA ==== ==== {{background> :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:072_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}} =====CPU (UNUGA HABAYNTA DHEXE)====== **CPU-ga iyo socket-ka CPU-ga aad ayay u jilicsan yihiin. Si aad ah uga taxadar. ** ==== ==== Waxay ku xiran tahay motherboard-ka oo qafis ku jira. Hoos u caddaadi oo u riix kabaalkana dhinaca. Way soo baxaysaa. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:072_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Qaad daboolka: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:074_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Laba farood uga saar si taxadaran CPU-ga, geesaska dhegaha yaryar ee qafiska. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:075_cpu_lift_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Eeg dhinaca hoose ee CPU-ga - ha taaban qaybaha dahabiga ah. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:076_cpu_connectors_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Boqolaal biin ayaa mid waliba ku xiran yahay wareega dahabiga ah ee salka CPU-ga. ==== ==== U dhig CPU-ga dhinaca kale kulayliyahaaga. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:077_cpu_on_heatsink_1920.jpg?nolink&600 |}} {{background>::hp8100:078_all_components_1920.jpg}} ======Dib-u-rakibida====== Aan gadaal-gadaal u raacno isla talaabooyinkii - arag sawirkaaga haddii loo baahan yahay. {{background>::hp8100:079_cpu_wipe_1920.jpg}} ====Nadiifi CPU-ga/kululaynta==== Marka hawada loo furo, cajiinta kululayntu way qalashaa. Iska tirtir cajiinta kulaynta oo isticmaal kan cusub. ==== ==== Kor uga qaad CPU-ga kulaylinta dhinaca kalena u rog. Si nadiif ah ugu tirtir maradaada ilaa aad si cad ugu akhriyi kartid qoraalka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:079_cpu_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ma akhriyi kartaa: * Xawaaraha CPU-ga * Lambarka modelka * Meesha lagu sameeyey? ==== === U dhig CPU-ga si tartiiba godka iyada oo la isku xejxejiyey - hal dhinac keliya ayay u gashaa! {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:080_cpu_label_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ku nadiifi kulaylinta nadiifiyayaasha - ku tirtir xabuub. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:081_heatsink_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}} {{background>::hp8100:082_cpu_thermal_paste_apply_1920.jpg}} ====Ku isticmaal cajiinta kulaylka/dib u qaabayn CPU-ga==== ==== ==== Ka soo saar CPU-ga godka. Tuuji xabuubka bariiska le'eg oo ah cajiin diiran. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:082_cpu_thermal_paste_apply_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Rog oo jilci cajiinta kululaynta ilaa CPU-gu badankiis la daboollo //(lagama maarmaan maaha)// {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:083_cpu_thermal_paste_smooth_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== === CPU-ga dib ugu celi sanduukhii ka dibna xir albaabka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:084_cpu_reseat_1920.jpg?nolink&600 |}} ====Motherboard-ka (maskaxda kumbuyuutarka)==== Khafiifi motherboard-ka dibna ugu celi. Leexi, isku xiriiri sockets dambe, ka dibna si tartiiba hoos u dhig. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:086_mboard_angle_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ku bedel oo adkay lixda bool (ha isticmaalin godka boolasha). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:087_mboard_screw_in_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Kulaylinta===== Isdabageli tartiibna hoos ugu dhig motherboard-ka. Bedel boolasha si fiicana u adkay. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== Madaxyada panelka hore ==== Bedel madaxyada panel--ka hore halmar midkiiba, adoo isku ekaysiinaya midabada. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:088_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:089_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:090_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:091_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:092_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ====Marawaxad==== Dib u xir motherboard kaybalka madaxa: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:094_cpu_fan_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Dib ugu riix faanka meeshiisii: {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:095_cpu_fan_install_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Bedel hagaha hawada. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:096_cpu_fan_guide_install_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Banalka hore===== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:097_front_panel_replace_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Rakib RAM-ka===== Bedel hal mid markiiba. ==== ==== Meela jeexan ayaa isdaba joogaya iyaga oo kala durugsan oo ay ku jiraan godadka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:050_ram_edges_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Ugu riix si adag. Godka ayaa qabsanaya si adagna u haynaya. Ku celi raamka labaad. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:103_ram_insert_1920.jpg?nolink&600 |}} ===== PSU ===== Si taxadaran u bedel PSU-ga. ==== ==== Boolasha PSU-ga ayaa ku saxmi doona daloolka sanduuqa. Hoos u geli PSU-ga, adigoo raacaya xagasha daloolka booska. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:099_psu_slide_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Dib-ugu xir fiilada PSU-ga ku xirmaysa motherboard-ka (hal si ayay ugu xirantaa). {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:100_psu_cpu_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:101_psu_mboard_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:102_psu_mboard_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== ===== Hard Drive ===== Ku xir korontada/fiilada SATA ku xiranta hard drive-ka. Isticmaal ku xiraha leh muuqaalka L ee drive-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:105_hard_drive_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Kor u qaad PSU-ga, hard drive-ka ku riix si ay u tagto salka, ka dibna ku riix si aad u xirto. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:106_hard_drive_push_slide_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Geli fiilada SATA motherboard-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:107_hard_drive_mboard_cables_plug_1920.jpg?nolink&600 |}} ===== DVD Drive ===== Ku taraarixi DVD-ga si uu u tago salka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:108_dvd_drive_slide_down_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Horay u riix ilaa ay qabsato. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:109_dvd_drive_push_forward_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Xir korontada iyo fiilooyinka SATA DVD drive-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:110_dvd_cables_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Xaqiiji in fiilooyinku ay ka dhexbaxaan meeshay ka qabsanayso fiilada. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:111_dvd_cables_clip_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Geli fiilada SATA motherboard-ka. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:112_dvd_mboard_cables_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}} Kabaalka drive-ka ku celi meeshiisii. ====Xir boorsada==== Hubi in fiilooyinka loo marsiiyey si wanaagsan meeshay ka qabsanayso. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:114_cables_check_routing_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:115_cables_check_routing_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Hubi in gacanka DVD drive-ku iyo PSU-gu ay hoos ka lalmadaan. {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:113_psu_push_down_1920.jpg?nolink&600 |}} ==== ==== Xir boorsada. Dhamaystiran! {{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:116_case_lid_line_up_1920.jpg?nolink&600 |}} =====Hanbalyo!==== Ku celi si aad ugu barbarato. --------------------------------------- [[engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:workshop_02|]]