====== Workshop 01.0 - Hardware Elite 8100-8300 ======
Maanta waxaan:
* Magacaw kumbuyuutarkaaga
* Baro qaybihiisa kala duwan
* Kala fur furi /oo dib isugu xir xiri si dhaqsi ah
=====Kumbiyuutarka=====
Arag macluumaadka aasaasiga ah ee ku qoran leebalka:
* **Soo saaraha**: Hewlett Packard.
* **Nooca**: 8100 Elite.
* **Qodobka Foomka** (cabbirka): //Qodobka Foomka Yar (Small Form Factor - SFF)// -taasoo la macno ah inay tahay boorso ka yar (muhiimna u ah iibsashada qalab cusub).
* **Nooca Kumbiyuutarka**: PC - [[http://simple.wikipedia.org/wiki/Personal_computer|Kumbiyuutarka shaqsiga.]]
=====Wax kasta ka hor mari Amaanka (safety first)=====
Ka saar fiilada korontada inta aadan furin boorsada.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:119_power_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
* Gali/ka bixi fiilooyinka ku dhagan qeybta wax isku xira (connector), ma aha xadhigga.
* Ka digtoonoow kashawiitooyinka mudaca ah/cidhifyada mudaca ah ee qaybaha kala duwan.
==== ====
Qaado nasasho haddii aad ku wareertid. **Had iyo jeer caawinaad waa la heli karaa.**
=====Qalabka=====
Waxaad u baahan tahay dulqaad, booska kursiga, iyo qalabka:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:118_tools_1920.jpg?nolink&600 |}}
* Kaashawiitooyin
* Tirtiraa (Wipes)
* Buufi oo ku tirtir nadiifiyaha
* Tuwaalada warqadda ah
* Thermal paste
* Nadiifiye (vacuum cleaner)/hawo cufan
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:020_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Dhinaca dibadda ee boorsada (Case Exterior)=====
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:020_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}}
Wipe it down and look at what's outside the case.
====Ports/Goddadka/Badhamad====
Meelaha caadi ay iska galaan (//ports// ama //sockets//) way kala duwanaan karaan marka waa inaan si sax ah iskugu xidhno:
===Korontada===
Meesha saddexda godee korontada ee fiilada korontada la galiyo ee Unugga Korontada Bixiyo (Power Supply Unit - PSU).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_psu.jpg?nolink&600 |}}
=== USB ===
[[https://simple.wikipedia.org/wiki/Universal_Serial_Bus|Universal Serial Bus]] (USB) duleelada la galiyo aaladaha USB.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_usb.jpg?nolink&600 |}}
===Fiidiyoow===
Ku xidh shaashada kumbiyuutarka/TV-yada [[https://simple.wikipedia.org/wiki/VGA_connector|Video Graphics Array]] (VGA) Ports:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_vga.jpg?nolink&600 |}}
ama fiilooyinka gadaal la isaga xiro Display Ports:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_display_port.jpg?nolink&600 |}}
=== Ethernet ===
An [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Ethernet|ethernet port]] wuxuu isticmaalaa fiilo wax isku xiriirisa si laisugu xiro shabakada/internetka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_ethernet.jpg?nolink&600 |}}
===Maqal (Audio)===
Godadka maqalka waxaa la galiyaa fiilooyinka maqalka/jacks:
* Buluug = meesha maqalku galo (mikrafoon, iwm)
* Guduud = meesha maqalku ka baxo ( sameecadaha dhagaha, sameecadaha caadiga ah, iwm)
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_audio.jpg?nolink&600 |}}
===Qaybaha muhiimka ah/dhaxal galka ah===
PS/2 ports waxay ku xidhmaan kiiboodh/mice-kii hore:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_ps2.jpg?nolink&600 |}}
Serial ports waxay ku xidhmaan aaladaha qalabyadii hore:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:outside_the_box_serial.jpg?nolink&600 |}}
=====Boorsada gudaheeda=====
Meel fidsan dhig kombayutarka oo usoo jeedi dhinacaaga. Fur boorsada leh daboolka dambe.
U isticmaal furka weel ahaan si aad qaybaha wadajir ugu xerayso.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:019_case_open_1920.jpg?nolink&600 |}}
====Sii daynta maayada taagan====
Taabo bir dheer si aad uga saarto wixii maayad ah ka hor inta aadan taaban sheeyo, gariirka maayada ayaa wax yeelli kara qalabku wuxuu ka kooban yahay.
====Nadiifi====
Ka nadiifi busta ku wareegsan hawo mareenka/faananka ka imanaya dibada faaruq/hawo la cadaadiyey. Ka taxadar - waxna ku dhufan qaybaha qalabka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:022_front_vent_vacuum_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka dib nadiifi gudaha:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:023_inside_case_vacuum_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ku nadiifi boorsada gudaheeda maro.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:024_inside_case_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Qaybaha=====
Aan aqoonsano qaybaha gudaha ah:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down.jpg?nolink&600 |}}
====Unug Bixiya Koronto====
Unug Bixiye Koronto (PSU): wuxuu u bedelaa korontadaada ka imanaysa [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Volt#Common_voltages|xaruntaada]] danabyo (240 volts), kuwaas oo aad u yaryar oo ah danabyaalka kumbuyuutarkaaga.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_psu.jpg?nolink&600 |}}
Waxay hayn kartaa danabyo aad khatar u ah xataa marka la damiyo/laga saaro dabka. Weligaa ha kala furfurin!
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:psulabel.jpg?nolink&600 |}}
====Motherboard-ka (maskaxda kumbuyuutarka)====
[[https://simple.wikipedia.org/wiki/Motherboard|maskaxda kumbuyuutarku]]: waxay u ogolaataa in qaybuhu wada xiriiraan.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_motherboard.jpg?nolink&600 |}}
====Hard Drive====
Hard drive ([[https://simple.wikipedia.org/wiki/Hard_disk|hard disk]]): waxay joogto u kaydiyaan //macluumaad// (sida faylalkaaga oo kale).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_hard_drive.jpg?nolink&600 |}}
====DVD Drive====
DVD drive: wuxuu akhriyaa/qoraa [[https://simple.wikipedia.org/wiki/DVD|Kaydiyaha qoraalka rogrogma]] (DVDs).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_dvd.jpg?nolink&600 |}}
====Boosaska fidida ee PCI====
Rakib kaararka si aad ugu dartid habab siyaada ah oo shaqaynaya sida [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Video_card|kaararka fidiyowga]].
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_pci.jpg?nolink&600 |}}
====Aalad kaydisa macluumaad si loogu sameeyo barnaamijo (RAM)====
[[https://simple.wikipedia.org/wiki/Video_card|RAM]]: wuxuu kaydiyaa macluumaad loo isticmaalo in barnaamijyo lagu sameeyo. Macluumaadka ku jira RAM-ka wuu tir tirmaa marka computer-kaaga la damiyo.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_ram.jpg?nolink&600 |}}
====Unuga Xarunta Dhexe ee Habaynta (CPU) Heatsink====
CPU: 'maskaxda' kumbuyuutarkaaga. Heatsink wuxuu isu dheelitiraa xaallada heerkulka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_cpu.jpg?nolink&600 |}}
====Marawaxada CPU-ga====
Marawaxada CPU-ga: waxay ku jiheeysa hawada CPU-ga/Heatsink.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_cpu_fan.jpg?nolink&600 |}}
====Batteriga====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_battery.jpg?nolink&600 |}}
====Fiilooyinka====
Fiilooyinka korontada: waxay ka soo qaadaan koronto PSU-ga waxayna u gudbiyaan qaybaha.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_power_cables.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Fiilooyinka SATA ee Macluumaadka: waxay u kala qaadaan macluumaadka qaybaha kumbuyuutarka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:025_case_open_top_down_sata_cables.jpg?nolink&600 |}}
======Kala-furfurida======
Ka hor inta aynaan kala furfurin, sawir ka qaad qaybaha aalladaha tix-raac ahaan.
==== ====
Taababka cagaarka ah/qabashadu waxay kaa caawintaa saarista badanaa qaybaha aallad la'aan.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:026_psu_flip_up_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====DVD Drive=====
Gedi PSU-ga si boos loo baneeyo. DVD drive meel banaan si markaas si sahlan loogu isticmaalo.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:026_psu_flip_up_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Soo jiid barta cagaaran ee midigta ku taal - bay-gu wuxuu lulmaa kor.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:027_dvd_tab_lift_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka saar korontada/fiiloyinka macluumaadka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:028_dvd_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka fur hagaha fiilada oo madax banay fiilooyinka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:029_dvd_cable_clip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:030_dvd_cpu_cable_clip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka saar korontada fiilada SATA-da motherboard-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:031_dvd_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Hoos u riix meesha DVD drive ka la galiyo, ka dibna qabo batanka cagaaran oo bidixda ah.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:032_dvd_tab_push_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Horay ugu riix, korna u soo saar si aad uga saarto meeshuu saaran yahay.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:033_dvd_push_forward_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:034_dvd_pull_out_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Sumada wadida waxaa ku yaal macluumaad caawimaya bedelida/cusboonaysiinta wadista.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:035_dvd_label_1920.jpg?nolink&600 |}}
===== Hard Drive =====
Ka saar korontada iyo fiilooyinka SATA kaydiyaha macluumaadka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:036_hard_drive_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Hoos u riix cagaarka ku yaalla dhinaca bidix goobta kaydinta macluumaadka. Horay ugu riix kaydiyaha macluumaadka (Hard drive).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:037_hard_drive_pull_forward_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Si toos ah kor ugu qaad oo dibada u saar.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:038_hard_drive_lift_up_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka banee fiilooyinka tusaha fiilada.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:039_hard_drive_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Korontada ka saar fiilada SATA ee motherboard-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:040_hard_drive_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Sumada wadida waxaa ku yaal macluumaad caawimaya bedelida/cusboonaysiinta wadista.
=====PSU=====
Ka saar fiilada korontada siinaysa motherboard-ka.
*Isku xirayaashu waxay leeyihiin isku-keenayaal- isku soo riix si tartiibana u soo saar.
==== ====
Fiilada hore waxay siisaa koronto CPU:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:041_psu_cpu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Kan kale wuxuu awoodgeliyaa qaybaha badankood:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:044_psu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Midka leh isku xirayaasha madow wuxuu ku xiraa motherboard kan kaydiya.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:045_psu_mboard_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Banay fiilooyinka, ka dibna janjeeri PSU-ga oo qaad isla markiiba.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:046_psu_lift_out_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Sumadu waxay ka kooban tahay:
* Maayada gelaysa
* Maadayaha ka baxeysa
* Inta ugu badan (oo watts ah)
=====RAM====
RAM-ka waxaa haya tabs (ama xajiyayaal) gudaha motherboard-ka ku yaalla.
==== ====
Aad u riix tabs-ka dhinac walba ee qoriga ugu horreeya RAM-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:048_ram_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Banaanka u soo saar.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:049_ram_lift_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ha taaban qaybta dahabiga ah oo RAM-ka, maadaama unugyada maqaarka/dhididku keeni karaan [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Corrosion|daxal]]
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:050_ram_edges_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ha taaban jibabka (chips) xasuusta. [[https://simple.wikipedia.org/wiki/Static_electricity|Bixida korontada aan qulqulayn]] ayaa sahal u dhaawici karta ama burburin karta.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:051_ram_label_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Si taxadaran u dhig RAM-ka kuna celi mar labaad.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:053_ram_label_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Calaamadu waxay ka kooban tahay macluumaad caawimaya bedelida/kor u qaadida RAM-kaaga. RAM wuxuu leeyahay **magac qaybeed ** (ku dulqoran xaashi) aad uga baahan doonto si aad u dhinac dhigto **mustawaha magaceeda** (Sida RAM loo gaday) si loo bedelo/cusboonaysiiyo.
==== ====
Noocyada RAM-ka guud:
^ Magaca caadiga ah | | | |
| DDR3-800D | PC3-6400 | DDR3-1600G* | PC3-12800 |
| DDR3-800E | | DDR3-1600H | |
| DDR3-1066E | PC3-8500 | DDR3-1600J | |
| DDR3-1066F | | DDR3-1600K | |
| DDR3-1066G | | DDR3-1866J* | PC3-14900 |
| DDR3-1333F* | PC3-10600 | DDR3-1866K | |
| DDR3-1333G | | DDR3-1866L | |
| DDR3-1333H | | DDR3-1866M* | |
| DDR3-1333J* | | DDR3-2133K* | PC3-17000 |
| | | DDR3-2133L | |
| | | DDR3-2133M | |
| | | DDR3-2133N* | |
=====Wajiga Hore=====
Ka saar wajiga hore oo uu ku yaal batoonka laga daaro korontada.
==== ====
Qaad saddexda tabs oo kore:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:054_front_panel_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Oo ka saar.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:097_front_panel_replace_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Marawaxada Hore=====
Marka hore ka saar balaastiga madow ee hawada haga.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:055_cpu_fan_guide_remove_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Afarta tabs oo ku xiran marawaxada chassis. Tuuji labada tabs ee kore:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:056_cpu_fan_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka dibna riix labada batoon ee tabs-ka. Haddaad dhibaato qabto, isticmaal wadaha madaxiisu siman yahay.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:057_cpu_fan_unclip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka saar marawaxada korontada fiilada meesha dabku ka yimaado. Nadiifi haddii loo baahdo.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:058_psu_fan_cable_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Motherboard-ka/saxanka-kululaynta=====
Korontada ka saar xargaha korontada ee kugu xiraya qaybta hore. Waxay ku xirmaan madaxyada ku yaalla motherboard ka (qaybta hoose oo bidixda ah). Marka hore madaxa korontada:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:059_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
ka dibna madaxa hore ee USB-ga:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:060_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
madaxa maqalka ee hore:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:061_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
madaxa hadalka:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:062_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
iyo carqaladaynta daarista.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:064_front_header_unplug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ka saar afarta bool iyada oo la hubinayo madaxa motherboard ka. U dhaaf afarta bool ee ku wareegsan CPU-ga hadda.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:065_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}}
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
**Markaad ka-saarayso kulayliyaha ha taaban aalllada dhegdhega leh oo kulayliyaha dushiisa/CPU.** Kulaylkaan cajiinta wuxuu wanaajiyaa gudbinta kulaylka ee u dhexeeya aalladahaan.
==== ====
Saxanka kulaylinta waxaa xejiya cadaadiska afar bool. Ka fur boolasha:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Kor uga saar kulayliyaha:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:067_cpu_heatsink_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Si taxadar leh u foorari si aad uga fogaato dhuuqida cajiinta.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:068_heatsink_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Motherboard-ka waxaa loo saari karaa keliya xagal mucayin ah. Si taxadar leh usii wad.
==== ====
Ka soo qaad motherboard-ka dhinaca hore, ka dibna horay ugu janjeeri si tartiiba si aad xanibaada uga qaado godadka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:069_mboard_slide_forward_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Kor u qaad oo leexi si aad uga banayso boorsada. Dhig meel aan waxba oolin.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:070_mboard_tilt_up_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Hel astaamaha:
* Isku-xirka PSU-ga
* Isku-xirayaasha qaybta hore
* Isku-xirayaasha USB iyo SATA
==== ====
{{background> :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:072_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====CPU (UNUGA HABAYNTA DHEXE)======
**CPU-ga iyo socket-ka CPU-ga aad ayay u jilicsan yihiin. Si aad ah uga taxadar. **
==== ====
Waxay ku xiran tahay motherboard-ka oo qafis ku jira. Hoos u caddaadi oo u riix kabaalkana dhinaca. Way soo baxaysaa.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:072_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Qaad daboolka:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:074_cpu_gate_open_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Laba farood uga saar si taxadaran CPU-ga, geesaska dhegaha yaryar ee qafiska.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:075_cpu_lift_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Eeg dhinaca hoose ee CPU-ga - ha taaban qaybaha dahabiga ah.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:076_cpu_connectors_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Boqolaal biin ayaa mid waliba ku xiran yahay wareega dahabiga ah ee salka CPU-ga.
==== ====
U dhig CPU-ga dhinaca kale kulayliyahaaga.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:077_cpu_on_heatsink_1920.jpg?nolink&600 |}}
{{background>::hp8100:078_all_components_1920.jpg}}
======Dib-u-rakibida======
Aan gadaal-gadaal u raacno isla talaabooyinkii - arag sawirkaaga haddii loo baahan yahay.
{{background>::hp8100:079_cpu_wipe_1920.jpg}}
====Nadiifi CPU-ga/kululaynta====
Marka hawada loo furo, cajiinta kululayntu way qalashaa. Iska tirtir cajiinta kulaynta oo isticmaal kan cusub.
==== ====
Kor uga qaad CPU-ga kulaylinta dhinaca kalena u rog. Si nadiif ah ugu tirtir maradaada ilaa aad si cad ugu akhriyi kartid qoraalka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:079_cpu_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ma akhriyi kartaa:
* Xawaaraha CPU-ga
* Lambarka modelka
* Meesha lagu sameeyey?
==== ===
U dhig CPU-ga si tartiiba godka iyada oo la isku xejxejiyey - hal dhinac keliya ayay u gashaa!
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:080_cpu_label_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ku nadiifi kulaylinta nadiifiyayaasha - ku tirtir xabuub.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:081_heatsink_wipe_1920.jpg?nolink&600 |}}
{{background>::hp8100:082_cpu_thermal_paste_apply_1920.jpg}}
====Ku isticmaal cajiinta kulaylka/dib u qaabayn CPU-ga====
==== ====
Ka soo saar CPU-ga godka. Tuuji xabuubka bariiska le'eg oo ah cajiin diiran.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:082_cpu_thermal_paste_apply_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Rog oo jilci cajiinta kululaynta ilaa CPU-gu badankiis la daboollo //(lagama maarmaan maaha)//
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:083_cpu_thermal_paste_smooth_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ===
CPU-ga dib ugu celi sanduukhii ka dibna xir albaabka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:084_cpu_reseat_1920.jpg?nolink&600 |}}
====Motherboard-ka (maskaxda kumbuyuutarka)====
Khafiifi motherboard-ka dibna ugu celi. Leexi, isku xiriiri sockets dambe, ka dibna si tartiiba hoos u dhig.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:086_mboard_angle_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ku bedel oo adkay lixda bool (ha isticmaalin godka boolasha).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:087_mboard_screw_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Kulaylinta=====
Isdabageli tartiibna hoos ugu dhig motherboard-ka. Bedel boolasha si fiicana u adkay.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:066_mboard_unscrew_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== Madaxyada panelka hore ====
Bedel madaxyada panel--ka hore halmar midkiiba, adoo isku ekaysiinaya midabada.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:088_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:089_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:090_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:091_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:092_front_header_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
====Marawaxad====
Dib u xir motherboard kaybalka madaxa:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:094_cpu_fan_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Dib ugu riix faanka meeshiisii:
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:095_cpu_fan_install_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Bedel hagaha hawada.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:096_cpu_fan_guide_install_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Banalka hore=====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:097_front_panel_replace_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Rakib RAM-ka=====
Bedel hal mid markiiba.
==== ====
Meela jeexan ayaa isdaba joogaya iyaga oo kala durugsan oo ay ku jiraan godadka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:050_ram_edges_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Ugu riix si adag. Godka ayaa qabsanaya si adagna u haynaya. Ku celi raamka labaad.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:103_ram_insert_1920.jpg?nolink&600 |}}
===== PSU =====
Si taxadaran u bedel PSU-ga.
==== ====
Boolasha PSU-ga ayaa ku saxmi doona daloolka sanduuqa. Hoos u geli PSU-ga, adigoo raacaya xagasha daloolka booska.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:099_psu_slide_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Dib-ugu xir fiilada PSU-ga ku xirmaysa motherboard-ka (hal si ayay ugu xirantaa).
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:100_psu_cpu_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:101_psu_mboard_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:102_psu_mboard_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
===== Hard Drive =====
Ku xir korontada/fiilada SATA ku xiranta hard drive-ka. Isticmaal ku xiraha leh muuqaalka L ee drive-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:105_hard_drive_cable_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Kor u qaad PSU-ga, hard drive-ka ku riix si ay u tagto salka, ka dibna ku riix si aad u xirto.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:106_hard_drive_push_slide_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Geli fiilada SATA motherboard-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:107_hard_drive_mboard_cables_plug_1920.jpg?nolink&600 |}}
===== DVD Drive =====
Ku taraarixi DVD-ga si uu u tago salka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:108_dvd_drive_slide_down_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Horay u riix ilaa ay qabsato.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:109_dvd_drive_push_forward_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Xir korontada iyo fiilooyinka SATA DVD drive-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:110_dvd_cables_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Xaqiiji in fiilooyinku ay ka dhexbaxaan meeshay ka qabsanayso fiilada.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:111_dvd_cables_clip_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Geli fiilada SATA motherboard-ka.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:112_dvd_mboard_cables_plug_in_1920.jpg?nolink&600 |}}
Kabaalka drive-ka ku celi meeshiisii.
====Xir boorsada====
Hubi in fiilooyinka loo marsiiyey si wanaagsan meeshay ka qabsanayso.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:114_cables_check_routing_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:115_cables_check_routing_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Hubi in gacanka DVD drive-ku iyo PSU-gu ay hoos ka lalmadaan.
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:113_psu_push_down_1920.jpg?nolink&600 |}}
==== ====
Xir boorsada. Dhamaystiran!
{{ :engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:116_case_lid_line_up_1920.jpg?nolink&600 |}}
=====Hanbalyo!====
Ku celi si aad ugu barbarato.
---------------------------------------
[[engagement:siganto_digital_learning_workshops:workshops:siganto_digital_learning_workshops:workshop_02|]]